Col. Abhay Singh waxaa loo igmaday inuu soo qabto ardaygiisii hore. Waxay noqotaa baacsiga (cat and mouse game) inta u dhaxaysa Delhi, London, iyo Kashmir. Filimku kuma eka dagaal toos ah; waxa uu ka warramayaa su'aalo qoto dheer: